Roobab xalay ka da'ay magaalada Muqdisho.

Roobab Mahiigaan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka da'ayay degmooyin katirsanmagaalada Muqdoisho oo bilihii lasoo dhaafay ay ka jireen abaaro saameeyay dadka caadiga ah.

Roobabka oo bilaawday xalay saqdii dhexe ayaa biya dhigay inta badan wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho




 

                           BakaaroNet © 2009 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
bakaaronet@hotmail.com.com