Hogaanka ciidamada mujaahidiinta Soomaaliya ayaa shaaciyay in dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ay yihiin kuwii ugu dambeeyay ee lagu zuulin lahaa awoodda ciidamada Afrikaanta ee xoogga ku jooga Muqdisho.
Kadib weeraro isdaba joog ah oo ay ciidamada mujaahidiinta ku qaadeen xarumaha ciidamada cadawga ayay qaar katirsan ciidamada Afrikaanta ah bilaabeen in ay ka cararaan aagaga dagaalka.
Afhayeenka ciidamada Mujaahidiinta Sheekh C/caziiz Abuu Mus'ab ayaa sheegay in xiligan lajoogo waqtigii mujaahidiintu xoog kula wareegi lahaayeen taangiyada ciidamada shisheeye.
"Halkii mujaahidiintu ka gubi jireen Taangiyada gaaladda hadda waxaa noo qorsheysan in aan toos ula wareegni taangiyadooda oo bad qaba"ayuu yiri Abuu Mus'ab.
Sabtidii lasoo dhaafay ayay XSHM ku dhawaaqday in isbedel lagu sameeyay qaabkii dagaalka Muqdisho waxaana wixii xiligaasi ka dambeeyay dardar galay dagaalka Muqdisho iyadoo mujaahidiintu adeegsanayaa qaab dagaaleedka Xarbul Cisaabaad oo ah midka ugu Khasaaraha yar mujaahidiinta cadawgana ugu dhibaateyn badan.
Maalmaha soo socda ayaa lawada sugayaa sida ay Mujaahidiintu ula wareegaan gaadiidka dagaalka ciidamada shisheeye.
Xigasho:Somalimemo
kala xariir Bakaaronet.com Email:bakaaronet@hotmail.com


