Ciidamada Itoobiya oo B/weyne qabsaday

 -------------------------------------------------------------------------------------------

Ciidamadii Itoobiya ee maanta dagaalka kusoo galay Bariga magaalada Beled Weyne ayaa daqiiqado ka hor bilaabay in ay dib uga gurtaan magaalada kadib weeraro is xigxigay oo ay shabaabul Mujaahidiin kala kulmeen.

Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in ciidanka Itoobiya ay isku dayayaan in ay Bariga ku wareejiyaan maleeshiyaad Dabadhilifyo ah oo Itoobiya lagusoo tababaray balse waxaa socda dagaal culus.

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya waxay saaka dagaal muddo 6 saacadood ah qaatay duleedka magaalada kulasoo galeen ciidamada mujaahidiinta wilaayada Hiiraan.


Warbaahinta BakaaroNet
Muqdisho - Somalia



 

                           BakaaroNet © 2011 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
bakaaronet@hotmail.com